Nin gabar 9 jir ah ku kufsaday Belad-weyne iyo Maamulka oo ka hadlay

Booliska Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa baadi goobaya Nin la sheegay inuu Gabar 9 sano jir ah ku kufsaday Magaalada. Guddoomiyaha Magalada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Foodcadde ayaa Warbaahinta u sheegay inay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan nin ka dambeeyey kufsiga gabadhaas. Waxa uu sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay Magaalada Baladweyne … Continue reading Nin gabar 9 jir ah ku kufsaday Belad-weyne iyo Maamulka oo ka hadlay